Biyo Nadiif ah oo loo qeybiyay qoysas dan yar ah oo ku nool xaafadda howlwadaag ee Baladweyne

0
377

Baladweyne(Radio Beerlula)- in ka badan 500 qoys ayaa ka faa’ideystay deeq biyo nadiif ah oo ururka midnimada gobolka Hiiraan uu gaarsiiyay kaamka bulsho oo ku yaalla xaafadda howlwadaag ee magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here