Biyo yari soo food saartay dadka ku nool deeganka Xudur Ciise ee gobolka shabeellaha dhexe.

0
113

Baladweyne (Radio Beerlula)- Xaalad biyo yari ayaa soo wajahday qoysaskan oo ku nool Tuulada Xudur Ciise oo ka mid ah Tuulooyinka Hoostaga degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe kadib markii uu wabiga shabelle biyo yareeyay.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud