Baladwayne ( Radio Beerlula )-Shacabka Degmada Feer-feer ayaa waxaa soo food saartay xaalad biyo yari taas oo sababtay in biyihii booyadaha lagu keeni jiray ay yaraadeen degmadane aysan laheyn wax ceel ah oo biyaha laga cabo.
Biyo la.aanta ka jirto degmada feer feer ayaa sameysay dadka iyo duunyada.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.