Baladweyne ( Radio Beerlula )-Bulashada ku nool Deegaanada quracle cali bohole iyo deeganada kale ee tirsan gobolka Mudug ayaa wajahaya xaalado Biyo yari oo ka jirta qaar kamid ah deegaannadaasi
Dadkaan oo u badan xoolo dhaqto ayaana heysan ceel ay biyaha ka cabaan halka hada ay ku nool yahiin biyo laga keeno meel fog fog oo waqti badan qadaneyso in biyo laga keeno.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


