Biyo yarida ka jirta webiga shabeelle ee Baladweyne oo sameyn ku yeelatay bulshada.

0
156

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Sanad kasto marka lagaaro bilaha jiilaalka ayaa waxaa biyo yareeyo wabiga shabeele oo dhex mara magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan.

Bulsho badan oo ku nool Magaalada Baladweyne ee deegaanada hoosyimaada Gobalka Hiiraan ayaa sameeyn xoog kala kulma biyo yarida ku yimaada Wabiga Shabeele.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir waaneey