Booliska Baladweyne oo meel fagaare ah ku gubay waxyaabaha maanka dooriya

0
14

Baladweyne (Radio Beerlula)- Ciidanka Booliska magaalada Beledweyn ayaa Saldhiga booliska ku gubay waxyaabaha maanka dooriya oo ay kusoo qabteen howlgal ay ka fuliyeen xaafadaha magaalada.

Warbixintan waxa inoo haya  Cumar Yuusuf Aaden