Booliska Soomaaliya oo takadda Muqdisho ku qabtay Maandooriye loo ekeeysiiyay dawooyin

0
118

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Ciidanka Amaanka Dekeda Moqdisho ayaa gacanta Ku soo dhigey Daawooyinka lagusoo Qariyey Magacyo Been Abuur ah kuwaasi oo ah nuuc kamid ah maandooriyaha.

Maandooriyahan ayaa waxaa dalka dibadiisa ka keenay ganacsato si bulshada Soomaaliyeed looga iibiyo

waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here