Bulashada magaalada Buula-Mareer oo codsday in loo dhiso goobaha waxbarashada magaaladaasi

0
156

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Bulashada magaalada Buula-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku baaqay in la horumariyo dugsiyada waxbarashada ee deegaanka, kuwaas oo ka mid ah baahiyaha haysta bulshada.

Baahiyaha ka jiro xarumaha waxbarashada ayaa waxaa ka mid ah bur bur goobaha waxbarashada imtixaanka qaranka oo ay u galaan safar dhib badan iyo in iskuulada qaar ay ku jiraan guriyo kiro ah

waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here