Bulshada Baladweyne oo Codsaday in la joojiyo Isticmaalka Wadada laamiga ah.

0
73

Baladweyne (Radio Beerlula)-kadib mudo bil ah oo biyo fadhiyeen wadada laamiga ee dhexmarta Baladweyne ayaa waxaa bur bur xoogan soo gaaray wadada laamiga ah.

gaadiidka mari karo xilgan ayaa ah gaari dameerka kaasoo loo ogolaaday dadka in ay kusoo gudbistaan adeegyada yar yarka iyo raashinka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.