Baladweyne(Radio Beerlula)- Inta badan marka aad dhaxmeyso magaalada Baladweyne waxaa ku muuqanaya boorar ay ku qoran yihiin luqadaha ingilish iyo carabi taasoo inta badan caqabado kala kulman dadka fahansaneyn luuqadahan.
Qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Baladweyne ayaa Radio Beerlula u sheegay in iyaga laftirkooda mararka qaar ay ku wareeran qoraalada ku qoran goobaha ganacsiga islamarkana ay ku rajo weyn yihiin in ay ku qoran afsoomaali.
Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara ayaa warbixintan noo haya.