Bulshada Baladweyne oo loogu baaqay ineey ka digtoonaadaan cudurka cagaarshowga

0
93

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dr Cabdulaahi Macalin Maxamad oo kamid ah dhaqaatiirta ka howlgala magaalada Baladweyne ayaa bulshada magaalada ugu baaqay ineey ka digtoonaadaan cudurka Cagaarshoowga .

Cudrkan ayaa ku dhaca beerka waxaana uu badalaa midabka indhaha qofka bukaanka ah

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibrahim