Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta loogu dabal dagay maalinta sadaxaad ee munaasabadda ciidul fidriga iyadoo goobaha loo dalxiis tago lagu arkayay waalidiin caruurtooda la damashadaya
Goobaha loo dalxiis tago iyo goobaha lagu Cunteeyo ee magaalada Baladweyne ayaa laga dareemaya damaashadka ciidul fidriga.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.
Audio Player