Bulshada Balli-gubadle oo wareejiyay dhul loogu talagalay in laga dhiso xarun caafimaad

0
188

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Bulshada ku nool Magaalada Balli-gubadle ayaa Wasaaradda Caafimaadka maamulka Gobalka Hawd ku wareejiyay dhul loogu talagalay Cusbitaalka Maanka ee gobalkaasi.

Dhulkaan ayaa laga dhisi doonaa Cusbitaalka Dhimirka kaasi oo ay baahi badan u qabaan bulshada ku nool magaalada Balli-gubadle ee Gobalka Hawd.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here