Bulshada ceel dheer oo codsaday in loo dhameystiro adeegyada aas-siga ah

0
66

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Odayaasha iyo waxgaradka degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud oo warbaahinta la hadlay ayaa hay,adaha bixiya deeqaha ugu baaqay in kaalin ka qaataan sidii degmada loogu dhameystiri lahaa adeegyada aas-asiga ah.

Adeegyada ugu muhiimsan ee bulshada degmada Ceeldheer ay u baahanyihiin ayaa waxaa kamid ah goobo waxbarasho iyo xarumo caafimaad.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin