Bulshada deegaanka Afweyne ee Dhuusamareeb oo codsaday in loo dhiso goobo waxbarasho.

0
141

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Bulshada ku nool deegaanka Afweyn oo hoos yimaada magaalada Dhuusamareeb, ee caasimadda maamulka Galmudug ayaa wajahaya baahiyo dhinaca waxbarashad.

Deegaanka ayaa waxaa kunool caruur badan oo gaaray da,dii waxbarashada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here