Bulshada deegaanka Biyo-Cadde ee shabeellaha dhexe oo ka cabanaya biyo yari soo food saartay.

0
153

Baladweyne (Radio Beerlula)- Xaalad biyo yari ayaa soo wajahday qoysaskan oo ku nool Deegaanka Biyo-Cadde ee gobolka shabellaha dhexe kadib markii uu wabiga shabelle biyo yareeyay.

Dadkan oo u badan xoolo dhaqato iyo beeralay ayaa sheegay in mudo bilooyin ah aysan helin biyo ku filan.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.