Bulshada deegaanka ceel baraf oo codsaday in lagala qeybqaato dhismaha xarumaha danta guud

0
234

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Bulshada deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeelaha dhexe oo wada dadaalo xaruumo caafimaad iyo Xafiisyo loogu adeego bulshada ayaa maamulka Hirshabelle iyo Hay’addaha Samafalka ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan howlaha isxilqaanka ay wadaan.

Deegaanka Ceelbaraf ayaan lahayn Xaruumaha muhiimka u ah nolosha kuwaasi oo loogu talagalay in lagu qabto Howlaha deegaanka.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey