Bulshada deegaanka Ceel-ciid ee gobolka Hiiraan oo codsaday in wax laga qabto baahiyaha ka jira deegaankaasi.

0
162

Baladweyne (Radio Beerlula)-Deegaanka Ceel ciid oo ka mid ah deegannada hoos taga degmada jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa xiligan ka jira baahiyo kala duwan oo ay ka mid yihiin biyo la’aan iyo in deegaanka aysan ka jirin xarun caafimaad oo dadka deegaanka ay ka helan adeegyada caafimaadka.

Dadka degan deegaankan oo u badan xoolo dhaqato iyo beeraleey ayaa xiligan la daala dhacaya durufo kala duwan.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saney