Bulshada deegaanka Dhoob oo bilaabay dhismaha xarun caafimaad iyo rug boolis.

0
144

Baladweyne (Radio Beerlula)-Bulshada deegaanka Dhoob ee gobolka Sanaag ayaa bilaabay dhismaha Xarun Caafimad iyo Rug Boolis oo yeelanayso Deegaankaasi.

Dhismaha xaruumahaan ayaa waxaa si isku Tashi ah kudhisaayo bulshada .

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud