Bulshada deegaanka Taracas oo codsaday in loo hirgeliyo goobo waxbarasho

0
102

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Bulshada ku nool deegaanka Taracas oo hoostaga degmada Xeraale ayaa Wasaaradda Waxbarashada maamulka Galmudug ka codsaday in loo dhiso dugsiyo waxbarasho.

Bulashadan oo u badan reer miyi ayaa u bahan waxbarasho diini iyo maadi kuwasoo heysto caruur gaartay waqtigii ay wax baran laheyn

waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here