Bulshada degan hareeraha webiga Shabeelle ee gobolka Hiiraan oo loogu baaqay inay foojignaadan

0
40

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xili ay isi soo tarayaan wararka laxiriira in dalka ay ka da,ikaraan roobab duufaano wato ayaa waxaa amar kasoo saaray maamulka gobolka Hiiraan.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan