Baladwayne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha degmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa bulshada magaalada Kismaayo ku amray in ay dhulalkooda ku sharciyeystaan muddo 60 cisho ah isagoo ka hadalayay daahfurka naqshadeynta dhulalka ee magaalada kismaayo
Ujeedka nashqadeynta magaalada Kismaayo iyo sharciyeeynta dhulka ayaa looga gol leeyahay in la hormariyo bilicda magaalada
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud