Bulshada ku nool deegaanka Burgaabo oo codsaday in loo qodo Ceelbiyood.

0
102

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Gabileey ee maamulka Soomaliland ayaa laga daahfuray tababarka ku Saabsan Maaraynta Masiibooyinka dabiiciga ah.

Daahfurka Tababarka waxaa kasoo qaybgalay Maamulka Degmada Gabileey, Hay’addaha ka shaqeeya arrimaha Musiiboyinka iyo qaybaha kale bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.