Baladweyne ( Radio Beerlula )-ku xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Mamulka Puntland ayaa magaalada Garoowe ka daah-furay Tababar ku saabsan maareynta Maaliyadda kaasi oo aay ka faa-ideysanayeen Xubno Kamid ah
Wasaaradaha iyo Hay’adaha madaxa banaan ee Puntland.
Waxaa ka soo qayb galay furitaanka Tababarka Agaasimayaasha Waaxyaha Maamulka iyo Maaliyadda Maamulkaasi Masuuliyin Kamid ah Hay”addaha madaxa banaan iyo madax kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahra Ibraahin Dhicisoow


