Bulshada Ku nool Deegaanka Daaru Salaam oo codsaday in loo qodo Ceelbiyood

0
111

Bulshada ku nool degaanka Daarisalaam, oo hoostaga degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer, ayaa codsaday in loo sameeyo Ceel-biyoodyo maadaama degaanku uusan lahayn wax ceel-biyood ah.

Deegaanka ayaa waxaa ku nool boqolaal qooys ah oo danyar ah kuwaasi oo aan iibsan Karin biyaha iibka ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here