Bulshada ku nool deegaanka Dhoobe ee gobolka Hiiraan oo codsaday in loo qodo ceel biyood

0
164

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Qoysaska ku nool deegaanka dhoobe oo ka mid ah deeganada hoos yimaado magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa wajahaya xaalado biyo yari iyagoo hada ay isticmaalaan biyo aay ka keensadaan meelo fog

Qoysaskaan oo ah kuwo isugu jira xoolo dhaqto iyo beeraleey ayaa u baahan ceel biyood dadka iyo duunyada ay isticmaalaan.

Warkan waxaa inoo haayo Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here