Bulshada ku nool Xaafada sheekh Nuur ee oo codsaday in loo dhiso goobo waxbarasho.

0
186

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Waxgaradka iyo qaar ka mid ah bulshada ku nool Xaafada Sheekh Nuur ee Magalada Hargeysa ayaa wasaaradda Waxbarashada Somaliland ka codsaday in xafada Laga dhiso dugsi sare oo ay wax ka bartan ardeyda xaafadda.

Bulshada Xaafada Sheekh Nuur ayaa sheegay in ay hayaan dhulkii lagu dhisi lahaa dugsiga sare balse aay haaynin dhaqaalihii lagu dhisi lahaa.

Warbixintaan waxa soojeedinaya  Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.