Bulshada xaafadda Buundo-weyn oo caqabad kala kulmay biyo fariistay wadooyinka qaar

0
124

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Bulshada ku nool xaafadda Buundo-weyn ee Magaalada Baladweyne ayaa maamulka gobolka gaar ahaan dowladda hoose ka codsaday in wax laga qabto biyo fariistay qaar kamid ah wadooyinka muhiim ka ah ee magaalada.

Biyahan ayaa waxaa sababay roobab ka da-ay magaalada waxaana qabad kala kulmay Bulshada iyo gaadiidka.

waxa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here