Bushada Baladweyne oo aragtidooda ka dhiibtay deynta laga cafiyay dalkeena

0
96

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xili dalkeena laga cafiyay Deyntii lagu lahaa ayaa qaar kamid ah bulshada Baladweyne oo u waramay Radio Beerlula waxaa ay ka dhiibteen aragtidooda.

Deen Cafinta Soomaaliya ayaa ah guul taariikhi ah oo u soo hoyatay ummadda Soomaaliyeed oo uu saarnaa culeyska lacag dhan $5.2Billion.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.