Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Fuad Foundation ayaa 500 Bustayaal ah u qaybisay inkabadan 250 qoys oo ku nool xaafadda magaalada Hargaysa ee caasimadda maamulka Soomaliland.
Goobta lagu qaybinayay bustayaashaan ayaa waxaa goob joog ahaa madax ka socotay Hay’ada Fuad Foundation, Haween , Odayaal iyo caruur.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.