Buug laga qoray dhibaatooyinka laga dhaxlay colaadaha oo lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho

0
121

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayey Buuga Boog aan Biskoon oo uu qoray Cabdiraxmaan Cismaan Axmed oo ah wiil dhalinyaro wax ka barta mid kamid ah iskulada kuyaala gobolka Banaadir

munaasabada lagu soo bandhigayey Booga waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin katirsan Dowlada somaliya, bahda wax barashada, aqoon yahano, iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here