Buuga diwaanka Nabadda Soomaaliyeed oo lagu soo bandhigay Garoowe.

0
354

Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdulahi Deni ayaa magaalada Garoowe uga qeyb galay daah furka  buuga diwaanka  nabadda Soomaaliyeed kaasoo ay qortay Prof Deeqa Jaamac Col-ujoog.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here