Buugga taariikhda akhriska iyo horumarinta Afka Soomaaliga oo lagu soo bandhigay Muqdisho.

0
127

Baladwayne (Radio Beerlula )-magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayey Buugga taariikhda qorista iyo horumarka Af-soomaaliga

Waxaa ka qeyb ghalay munaasabadda lagu soo bandhigayey Buugga wasiirka wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare Faarax sheekh Cabduqaadir mas’uuliyin katirsan dowladda Soomaaliya iyo xeel dheerayaal kutaqasusay afka Somaaliga.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.