Buula Xaableey oo guul ku bilaabatay tartanka ka socda Baladweyne

0
142

Baladwayne ( Radio Beerlula ) Kooxda kubadda cagta xaafadda Buula Xaableey  ee magaalada Baladweyne ayaa guul ku bilaabatay tartanka ka socda Baladweyne kadib markii 1-0 ay uga badiyeen dhigooda Walaalaha afaraad.

Kulamadaan ayaa  kamid ah tartanka heerka 2 aad ee Baladweyne ayaa waxaa aayku bilowdeen qaab ciyaareed aad u tayo sareeyo oo ay ku doonayeen in ay guul ku daahfurtaan