Buunada degmada Baardheere oo qaarka u saarnay inay go’do iyo shacabka oo dalbaday in dib u dayactir lagu sameeyo.

0
252

Baladweyne(Radio Beerlula)- Shacabka degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ka dalbaday dowladda federaalka Soomaaliya iyo cid kasta wax heysta inay ka qeyb qaatan dib u dayactir lagu sameeyo buunada degmada Baardheere oo xiligan meelo ka mid ah ka burburtay.

Qaar ka mid ah shacabka degmada Baardheere ayaa sheegay in buunnadan ay muhiim u tahay isku socd xaafaddaha magaalada islamarkana ay ka cabsi qaban inay burburtod haddan loo helin dib u dayactir.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here