Caruur agoon ah oo deeq dhar ah loogu qeybiyay Beledweyne

0
89

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ciidamada Hiil-Walal 11 ee wadanka jabuuti ayaa maanta dharkii ay ku ciidi lahyeen u qeybiyay Caruurta agoonta ah ee ka jiro xarunta agoonta ugaas khaliif ee magaalada Baladweyne.

Munasaabada lagu qeeybinyay dharkaan ayaa waxaa Goob joog ka ahaa taliyaha ciidamada Hiil-Walal ee wadanka jabuuti iyo maamulka xaruna agoonta ugaas khaliif ee Baladweyne.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq