Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Dugsiga Maan-Bile oo ku yaalo xaafada Howl wadaaga laanta Suuq Sare ee Magaalada Baladweyne ayaa deeq Waxbarasho bilaash ah siiyay caruur isugu jirta agoon iyo danyar.
Ardaydaan ayaa waxaa la baraa Waxbarashada aas aasiga Sida Akhrinta iyo qoraalka Afka-Soomaaliga , Xisaabaadka iyo Culuumta kale ee Sayniska.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.