Baladwayne ( Radio Beerlula )-Masuuliyiinta caafimaadka uqaabilsan gobolka Banaadir oo kaashaanayo qaar kamid ah dhaqaatiirta Muqdisho ayaa adeeg caafimaad oo lacag la,aan ah usameeyay caruurta agoonta ah ee kujirta xarunta Gabdhaha Agoonta ee Degmada Boondhere.
Ku dhawaad 60 gabdhood oo xaruntaasi ku jira ayaa loo sameeyay baaritaano iyo daaweyn xanuuno laga helay.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.