Caruur danyar ah oo deeq dhar ah loogu qeybiyay Kismaayo

0
72

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka dhalinyaradda magaalada Kismaayo ayaa Caruur danyar iyo agoon iskugu jirto u qaybiyay dharkii ay ku ciidi lahaayeen maadama ciidul fidriga ay maalmo kooban naga xigto.

Caruurtaan ayaa laga soo kala xulay xaafadaha magaaladda Kismaayo kuwaasi oo isku jiray gabdho iyo wiilal.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here