Caruur danyar ah oo dharka ciida loogu qeeybiyay Burtinle

0
112

Baladwayne ( Radio Beerlula )- 60 caruur agoon ah ayaa magaalada Burtinle loogu qaybiyay Dharka ciida kuwaas ay soo baxsadeen dad muxsiniin ah oo ku nool dalka Dibadiisa.

Munaasabada lagu qaybinayay Dharka Ciida ayaa waxaa goob joog ahaa maamulka Degmada Burlinle , Culimo udiin, Waalidiin , iyo caruurta loogu talagalay ciidsiinta.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey