Caruur Danyar ah oo ku nool degmada Balcad oo la gaarsiiyay deeq lacag ah

0
164

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In kabadan 300 caruur agoon ah oo kunool degmada Balcad ayaa Xilibaan Xassan Maxamed Xaaji Ibraahim oo kamid ah xilabaanada XFS gaarsiyey deeq lacageed oo loogu talagalay in lagu ciid siiyo caruurta

Waxa ka qeyb galay madasha lagu wareejinayey deeqda lacagta ah maamulka degmada Balcad Culumaa’udiin walidiinta dhalay caruurta iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.