Baledweyne ( Radio Beerlula )-Iskuulka hose iyo dhexe ee al fajri oo ku yaalo xaafada koshin ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa wax ku barto caruur u badan danyar iyo agoon aan awoodin qarashaadka waxbarshada
Carurtan oo ka soo jeedo qoysas danyar ah ayaana awoodin qarashaadka waxbarshada
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen
Audio Player