Caruur uu soo ritay cudurka jadeecada oo ladhigay isbitaalka Banaadir

0
132

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In kabadan 20 caruur ah oo uu soo ritay cudurka Jadeecada ayaa waxa la dhigay isbitaalka Hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Cudurka Jadeecada oo kamid ah cudurada lakala qaado ayaa waxaa u jiifa isbitaalka Banaadir Caruur badan iyaga oo lala tacaalayo xaaladooda caafimaad.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.