Caruur uu soo ritay xanuunka Jadeecada oo la dhigay Isbitaalka magaalada Kismaayo

0
70

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Caruurtan oo il daran Xanuuno ay kamid yahiin Jadeecada iyo Duumada ayaa lasoo dhigay isbitaalka magaalada Kismaayo iyadoo laga keenay deegaanada hoosyimaada magaaladaasi

Caruurtan xanuunku lagu arkay oo da-doodu ka yartahay 5 sano ayaa ah kuwo aan qadan talaalka iyo kuwa anan dhameysanin talaalka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here