Cashir ku saabsan Kitaabka Iftiinka Nolosha qeybta 40-aad Radio Beerlula

0
80

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Cashir ku saabsan Kitaabka Iftiinka Nolosha qeybta 40-aad Radio Beerlula waxana soo jeedinaya Sheekh Cabdiraxmaan Diriye Xuseen.