Cashir ku saabsan Kitaabka Minhaaj qeybta 145-aad Radio Beerlula

0
133

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa  Cashir ku saabsan Kitaabka Minhaaj qeybta 145-aad Radio Beerlula waxana soo jeedinaya  Sheekh Abuukar Xassan Maalin.