Cashir ku saabsan Kitaabka Minhaaj qeybta 217-aad Radio Beerlula

0
148

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Cashir ku saabsan Kitaabka Minhaaj qeybta 217-aad Radio Beerlula waxana soo jeedinaya Sheekh Abuukar Xassan Maalin.