Baledweyne ( Radio Beerlula )- Dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Cashir ku saabsan kutaabka Saxiixul Bukhaari qeybta 443-aad Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Sheekh Abuukar Xasan Maalin.
Audio Player