Cashir Tafsiirka Quraanka Kariimka oo muddo labo sano ah socday oo lagu soo gaba gabeeyay Kismaayo.

0
117

Baladwayne (Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu soo qatimay tafsiirka qur,aanka kariima oo muda laba sano ah ka socday magaaladaasi.

Munaasabadda lagu soo qatimayay tafsiirka qur,aanka kariimka ayaa waxaa ka qeeyb galay culuma u diin iyo ardayda losoo qatimay cashirka tafsiirka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.