Karim Benzema Oo Noqonaya Kabtanka Real Madrid Kulanka Champions League Ee Man City

Baladweyne(Radio Beerlula)- Karim Benzema ayaa hoggaamin doona Real Madrid kulanka Manchester City ay martida ugu noqon doonaan garoonka Etihad Stadium ee lugta labaad ee wareegga...

DEG DEG: Isku aadka wareegga 32-ka kooxood ee tartanka UEFA Europa League oo la...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Waxaa goordhow la sameeyey isku aadka wareegga 32-ka ee tartanka UEFA Europa League, iyadoo ay ka soo baxeen kulamo aad u xiiso...

helsea Oo Qarka U Saaran Saxeexa Difaaca Bayern Munich

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa ku dhow dhamaystirka saxeexa difaac uu amaan kula dul-dhacay Virgil van Dijk oo uu ku tilmaamay ‘mid...

Manchester City oo bartilmaameedkeeda u weecisay weeraryahan kale oo tayo badan… (Sidee ayuu saxiixiisa...

Baladweyne(Radio Beerlula)-Naadiga Manchester City ayaa illaa iyo haatan raadineysa saxiixeedii ugu horreeyay ee suuqa xagaagan iyadoo bartilmaameedsaneysa xiddigaha Ingiriiska ah ee Harry Kane oo...

Kooxda Juventus oo isku diyaarineysa in dalab cusub ay ka gudbiso Paul Pogba

Baladweyne(Radio Beerlula)- Sida ay shaaca ka qaadeen wargeysyada England ka soo baxa, kooxda Juventus ayaa diyaarineysa dalab cusub oo ay kula soo wareegeyso ciyaaryahanka...

Hordhac: Atalanta Vs Liverpool

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda Liverpool ayaa marti u noqon doonta kooxda mayalka adag ee Atalanta kulan ka tirsan todoabadkii 3-aad ee wareega Group-yada tartanka champions...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim...

Kooxda Manchester United oo ku dhawaaqday saxiixa Alex Telles

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ku dhawaaqday inay naadiga Porto kala soo wareegay daafaca bidix ee reer Brazil, Alex Telles. Daafacan garabka...

Lix kamid ah Golaha Sare ee kooxda Barcelona oo iscasilay

Baladweyne(Radio Beerlula)-  Lix kamid ah Golaha Sare ee maamulka kooxda kubbadda cagta ee Barcelona ayaa iscasilay kaddib markii ay sheegeen in ay san ku...

Natiijada kulankii galabta ka dhacay garoonka kubadda cagta Laqanayo ee Baladweyne

Baladweyne(Radio Beerlula)- kooxaha ka socday iskuullada Nuur Al Cilmi iyo Sigma ee magaalada Baladweyne ayaa galabta fooda isku daray garoonka kubadda cagta Laqanayo. Boqolaal shacab...